Markos 10:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Laakiin kuwo badan oo sareeya wey hooseyn doonaan kuwo hooseeyana wey sareeyn doonaan.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH31 Laakiin kuwa badan oo hore waa dambayn doonaan, kuwa dambena waa horrayn doonaan. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Ilowse kuwa badan okuwi hore ah, waẖay noghonayin kuwi dambe, iyo kuwa dambena waẖay noghonayin kuwi hore. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah31 Laakiin kuwa badan oo hore waa dambayn doonaan, kuwa dambena waa horrayn doonaan. Se kapitlet |