Online Bibel

- Annoncer -

Markos 10:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Ciise intuu hareerihiiiisa fiiriyay ayuu xertiisi ku yiri, “Imisee adagtahay hantiile inuu galo boqortooyada Illaahey!”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 Ciise ishuu wada mariyey oo xertiisuu ku yidhi, Kuwa hodanka ah waa ku adag tahay inay boqortooyada Ilaah galaan!

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

23 Yesu waẖu firiyey barbar walba, wahu kuyiri asaẖab tisa: Sidey uahaneyso ḋib nin dureysa ah inu galo suldanimadi Ilahey.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

23 Ciise ishuu wada mariyey oo xertiisuu ku yidhi, Kuwa hodanka ah waa ku adag tahay inay boqortooyada Ilaah galaan!

Se kapitlet Kopi

Markos 10:23

Følg os:

Annoncer

Annoncer