Online Bibel

- Annoncer -

Markos 10:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Runtii waxaan idin ku leeyahay, qofkii aan boqortooyada Illaah u aqbalin sida cunug yar oo kale ma gali doono.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Runtii waxaan idinku leeyahay, Ku alla kii aan boqortooyada Ilaah u aqbalin sida ilmo yar oo kale, meeshaas ma uu geli doono.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

15 Amin waẖan idin leyahay: Mid walba onan kuaghbalin suldanimadi Ilahey sidi a̱nug ma galayo marna.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

15 Runtii waxaan idinku leeyahay, Ku alla kii aan boqortooyada Ilaah u aqbalin sida ilmo yar oo kale, meeshaas ma uu geli doono.

Se kapitlet Kopi

Markos 10:15

Følg os:

Annoncer

Annoncer