Markos 1:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Yooxanaa wuxuu xiran jiray dhar dhogorta geela laga sameeyay, suun maqaar laga sameeyeyna dhexda ayuu ku xiran jiray, oo cuntadiisuna waxey ahayd anyax iyo malab duureed. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH6 Yooxanaa wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa, oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa, oo wuxuu cunay ayax iyo malab dibadeed. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)6 Yohana waẖu guntana maryahi ḋogor gel, sun meged ah yu moẖog gisa kughabey, waẖu u̱nayey ayaẖ iyo malab dured. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah6 Yooxanaa wuxuu guntanaa dharkiisii dhogorta geel ahaa, oo suun meged ahna dhexduu ku xidhnaa, oo wuxuu cunay ayax iyo malab dibadeed. Se kapitlet |