Online Bibel

- Annoncer -

Markos 1:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

44 “Qofna ha u sheegin, bax oo wadaadka is tus oo allabari bixi sidii uu sharciga Muuse kuu amray, si ey iyaga nadiifintaadu marqaatifur ugu noqoto.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

44 oo ku yidhi, Ninna waxba ha kala hadlin, laakiin tag oo wadaadka istus. Waxaad daahirsanaantaada u bixisaa wixii uu Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

44 sadagha ubiẖi ḋahirnan tadha, sidu Muse amrey, marag ha unoghote ayaka.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

44 oo ku yidhi, Ninna waxba ha kala hadlin, laakiin tag oo wadaadka istus. Waxaad daahirsanaantaada u bixisaa wixii uu Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee.

Se kapitlet Kopi

Markos 1:44

Følg os:

Annoncer

Annoncer