Markos 1:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Markaas ayaa Ciise u naxariistay, intuu gacantiisa fidiyay ayuu ninkii taabtay wuxuuna ku yiri, “Waan doonayaa ee bogso!” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH41 Kolkaasaa Ciise u naxariistay, oo intuu gacantiisa soo taagay, ayuu taabtay oo ku yidhi, Waa doonayaa ee daahirsanow. Se kapitletMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)41 Sa Yesu wa unaẖaristey, gaa̱nta yufidiyey, wa utabtey, waẖu kuyiri: Wan raba, ḋahiran. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah41 Kolkaasaa Ciise u naxariistay, oo intuu gacantiisa soo taagay, ayuu taabtay oo ku yidhi, Waa doonayaa ee daahirsanow. Se kapitlet |