Online Bibel

- Annoncer -




Markos 1:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Haddaba markii uu Ciise ka tagay sunagogga isaga oo ey la socdaan Yacquub iyo Yooxanaa ayaa waxey tageen guriga Simoon iyo Andaros.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Oo markiiba kolkay sunagoggii ka soo baxeen, waxay galeen guriga Simoon iyo Andaros, iyaga iyo Yacquub iyo Yooxanaaba.

Se kapitlet Kopi

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

29 Markiba waẖay kasobaẖen sunaguga, oygalen aghalki Simon iyo Andrea, ayaka iyo Yaghub iyo Yohana.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

29 Oo markiiba kolkay sunagoggii ka soo baxeen, waxay galeen guriga Simoon iyo Andaros, iyaga iyo Yacquub iyo Yooxanaaba.

Se kapitlet Kopi




Markos 1:29

Følg os:

Annoncer


Annoncer