Luukos 6:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Maalin Sabti ah Ciise iyo xertiisa oo dhex socda beer badar ah, ayaa xertiisi sabuul goosteen oo gacmahooda ku tirtireen kadibna cuneen. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH1 Maalin sabti ah waxaa dhacay inuu beeraha dhex marayay, xertiisuna waxay jarteen sabuulladii, oo intay gacmahooda ku xoqeen ayay cuneen. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah1 Maalin sabti ah waxaa dhacay inuu beeraha dhex marayay, xertiisuna waxay jarteen sabuulladii, oo intay gacmahooda ku xoqeen ayay cuneen. Se kapitlet |