Luukos 5:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Ciise ayaa ku jawaabay, “Miyay noqon kartaa kuwii arooska joogay oo la dabaaldegayay caruuska ah iney soomaan? Waa maya. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH34 Ciise wuxuu ku yidhi, Ma ku dirqi karaysaan saaxiibbadii arooska inay soomaan kolkuu aroosku la joogo? Se kapitletKitaabka Quduuska Ah34 Ciise wuxuu ku yidhi, Ma ku dirqi karaysaan saaxiibbadii arooska inay soomaan kolkuu aroosku la joogo? Se kapitlet |