Luukos 5:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Anigu uma imaanin kuwa u maleynaya iney yihiin kuwa xaq ah, laakiin waxaan u imid kuwa dembiilayaasha ah iney toobadkeenaan.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH32 Anigu uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaashase toobadda ugu yeedho ayaan u imid. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah32 Anigu uma aan imanin inaan kuwa xaqa ah u yeedho, laakiin inaan dembilayaashase toobadda ugu yeedho ayaan u imid. Se kapitlet |