Online Bibel

- Annoncer -




Luukos 5:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

26 Qof walba wuu yaabay oo Illaah ammaanay. Aad ayey uga yaabeen wixii ey arkeen oo waxey dheheen, “Maanta wax layaab leh ayaan aragnay!”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

26 Markaasay wada yaabeen oo Ilaah ammaaneen, aad bayna u baqeen, oo waxay yidhaahdeen, Maanta waxaannu aragnay waxyaalo yaab leh.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

26 Markaasay wada yaabeen oo Ilaah ammaaneen, aad bayna u baqeen, oo waxay yidhaahdeen, Maanta waxaannu aragnay waxyaalo yaab leh.

Se kapitlet Kopi




Luukos 5:26

Følg os:

Annoncer


Annoncer