Luukos 5:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Markaas wuxuu arkay laba doon oo warta qarkeeda yaala, oo kalluumaysatadii uga dageen iney shabaagyadooda dhaqdaan. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH2 oo wuxuu arkay laba doonniyood oo badda ag taal; laakiin kalluumaystayaashii waa ka degeen, oo shabagyadoodii ayay maydhayeen. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah2 oo wuxuu arkay laba doonniyood oo badda ag taal; laakiin kalluumaystayaashii waa ka degeen, oo shabagyadoodii ayay maydhayeen. Se kapitlet |