Online Bibel

- Annoncer -




Luukos 5:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Maalin Ciise oo wax baraya, waxaa ag fadhiyay Farrisiinta iyo macalimiinta sharciga. Waxey ka yimaadeen degmo walboo ka tirsan Galili iyo Yahuudiya iyo Yeruusaalem. Xoogga Rabbiguna wuu la jiray Ciise si uu u bogsiiyo kuwa xanuunsan.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Maalmahaas middood waxaa dhacay inuu wax barayay, oo halkaasna waxaa ag fadhiyey qaar Farrisiinta iyo macallimmadii sharciga ah oo ka yimid magaalo walba oo Galili iyo Yahuudiya iyo Yeruusaalem; xoogga Rabbiguna waa la jiray isaga si uu u bogsiiyo kuwa buka.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

17 Maalmahaas middood waxaa dhacay inuu wax barayay, oo halkaasna waxaa ag fadhiyey qaar Farrisiinta iyo macallimiintii sharciga ah oo ka yimid magaalo walba oo Galili iyo Yahuudiya iyo Yeruusaalem; xoogga Rabbiguna waa la jiray isaga si uu u bogsiiyo kuwa buka.

Se kapitlet Kopi




Luukos 5:17

Følg os:

Annoncer


Annoncer