Luukos 5:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Laakiin warka Ciise ku saabsan aad ayuu u faafay, markaas ayaa dad badan waxey u yimaadeen iney wacdigiisa dhageystaan oona laga bogsiiyo cuduradooda. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH15 Laakiin weliba warkii isaga ku saabsanaa ayaa sii fiday; o dad aad u badan ayaa u yimid inay maqlaan, iyo in bukaankooda laga bogsiiyo. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah15 Laakiin weliba warkii isaga ku saabsanaa ayaa sii fiday; o dad aad u badan ayaa u yimid inay maqlaan, iyo in bukaankooda laga bogsiiyo. Se kapitlet |