Online Bibel

- Annoncer -




Luukos 5:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Kadib Ciise ninkii ayuu amray oo ku yiri, “Arintan qofna ha u sheegin, laakiin tag oo wadaadka tus inaad bogsatay oo allabari bixi sidii uu sharciga Muuse amray, nadiifintaada si ey iyaga marqaatifur ugu noqoto.”

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Markaasuu ku amray, Ninna ha u sheegin, laakiin jidkaaga mar oo wadaadka istus. Waxaad daahirsanaantaada u bixisaa wixii Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

14 Markaasuu ku amray, Ninna ha u sheegin, laakiin jidkaaga mar oo wadaadka istus. Waxaad daahirsanaantaada u bixisaa wixii Muuse amray, marag iyaga ha u ahaatee.

Se kapitlet Kopi




Luukos 5:14

Følg os:

Annoncer


Annoncer