Online Bibel

- Annoncer -

Luukos 4:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

40 Qoraxdi markey dhacday, dadkii ayaa Ciise u keenay kuwo cudurro kala duduwan qaba markii uu qof walba gacmahiisa saareyna wuu wada bogsiiyay.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

40 Markii qorraxdu sii dhacaysay, dadkii oo dhan oo lahaa dad cudurro kala cayncayn ah qabay ayay isaga u keeneen; mid kastaba gacmihiisuu saaray oo bogsiiyey.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

40 Markii qorraxdu sii dhacaysay, dadkii oo dhan oo lahaa dad cudurro kala cayncayn ah qabay ayay isaga u keeneen; mid kastaba gacmihiisuu saaray oo bogsiiyey.

Se kapitlet Kopi

Luukos 4:40

Følg os:

Annoncer

Annoncer