Luukos 4:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Kadibna intuu kitaabkii duuduubay ayuu u dhiibay qofkii meesha ka adeegayay, wuuna fariistay. Qof walboo sunagogga joogay ayaa indhaha ku taagay Ciise. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH20 Intuu kitaabkii duudduubay ayuu midiidinka u dhiibay oo fadhiistay; oo dadkii sunagoggii ku jiray oo dhan ayaa indhaha ku taagay. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah20 Intuu kitaabkii duudduubay ayuu midiidinka u dhiibay oo fadhiistay; oo dadkii sunagoggii ku jiray oo dhan ayaa indhaha ku taagay. Se kapitlet |