Luukos 4:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Meeshaas oo afartan maalmood ibliisku ku jarribay. Waqtigaas Ciise waxba ma uusan cunin sidaa darteed aad ayuu u gaajeysnaa. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH2 Afartan maalmood ayaa Ibliisku jirrabayay. Maalmahaasna waxba ma cunin. Goortay maalmihii dhammaadeen ayuu gaajooday. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah2 Afartan maalmood ayaa Ibliisku jirrabayay. Maalmahaasna waxba ma cunin. Goortay maalmihii dhammaadeen ayuu gaajooday. Se kapitlet |