Luukos 4:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Ciise isaga oo uu Ruuxa Quduuska ah ka buuxo ayuu ka tagay webiga Urdun, oo Ruuxii ayaa u hogaamiyay cidlada. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH1 Ciise waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo Webi Urdun ayuu ka noqday, oo Ruuxii baa cidlada u kaxeeyey. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah1 Ciise waxaa ka buuxsamay Ruuxa Quduuska ah, oo Webi Urdun ayuu ka noqday, oo Ruuxii baa cidlada u kaxeeyey. Se kapitlet |