Luukos 3:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markaas ayaa Yooxanaa ugu jawaabay, “Qof walboo laba shaar leh waa inuu la wadaagaa qofka aan heysan, qof walboo cunto haystana waa inuu sidoo kale sameeyaa.” Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH11 Kolkaasuu u jawaabay oo iyagii ku yidhi, Kii laba khamiis qabaa, ha siiyo kii aan waxba qabin; kii cunto qabaana, sidaas oo kale ha yeelo. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah11 Kolkaasuu u jawaabay oo iyagii ku yidhi, Kii laba khamiis qabaa, ha siiyo kii aan waxba qabin; kii cunto qabaana, sidaas oo kale ha yeelo. Se kapitlet |