Luukos 1:74 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub74 Inuu naga badbaadiyo gacanta cadowyadeena, oo na siiyo awood aan cabsi la’aan ugu adeegno, Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH74 Inuu ina siiyo innagoo cadaawayaasheenna gacmahooda laynaga bixiyey Inaynu baqdinla'aan isaga ugu hawshoonno Se kapitletKitaabka Quduuska Ah74 Inuu ina siiyo innagoo cadaawayaasheenna gacmahooda laynaga bixiyey Inaynu baqdinla'aan isaga ugu hawshoonno Se kapitlet |