Luukos 1:64 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub64 Isla markii ayaa afkiisi furmay oo carrabkiisuna dabcay, wuxuuna bilaabay inuu hadlo isaga oo Illaah ammaanaya. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH64 Kolkiiba afkiisii ayaa furmay, oo carrabkiisiina waa debcay, markaasuu hadlay oo Ilaah ammaanay. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah64 Kolkiiba afkiisii ayaa furmay, oo carrabkiisiina waa debcay, markaasuu hadlay oo Ilaah ammaanay. Se kapitlet |