Luukos 1:59 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub59 Cunugu markii uu jiray siddeed maalmood ayaa dadkii yimaadeen si ey u gudaan. Waxeyna rabeen iney ku samiyaan magaca aabihiis Sakariyas. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH59 Waxaa dhacay inay maalintii siddeedaad u yimaadeen inay wiilkii gudaan, oo waxayna u bixiyeen magicii aabbihiis Sakariyas. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah59 Waxaa dhacay inay maalintii siddeedaad u yimaadeen inay wiilkii gudaan, oo waxayna u bixiyeen magicii aabbihiis Sakariyas. Se kapitlet |