Online Bibel

- Annoncer -

Luukos 1:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Waqtigii Herodos ahaa boqorka Yahuudiya, waxaa jiray wadaad la yiraahdo Sakariyas oo ka mid ahaa wadaaddadii Abiya. Xaaskiisa Elisabedna waxey ahayd farcankii Haaruun.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Wakhtigii Herodos ahaa boqorkii Yahuudiya, waxaa jiray wadaad la odhan jiray Sakariyas, oo ka mid ahaa safkii Abiya; haweenaydiisuna waxay ka mid ahayd hablihii reer Haaruun, magaceedana waxaa la odhan jiray Elisabed.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:5

Følg os:

Annoncer

Annoncer