Luukos 1:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Xitaa Elisabed oo aad qaraabo tihiin waxey dhali doontaa ilmo iyadoo da’ weyn, dadku madhasho ayey ugu yeeri jireen laakiin hadda wey uuraysatay oo bishii lixaad ayey u tahay. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH36 Bal eeg, ina-adeertaa Elisabedna wiil bay uuraysatay iyadoo da'weyn; oo tanuna waxay tii madhalays loogu yeedhi jiray u tahay bisheedii lixaad. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah36 Bal eeg, ina-adeertaa Elisabedna wiil bay uuraysatay iyadoo da'weyn; oo tanuna waxay tii madhalays loogu yeedhi jiray u tahay bisheedii lixaad. Se kapitlet |