Online Bibel

- Annoncer -

Luukos 1:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Malagii ayaa u jawaabay oo ku yiri, “Ruuxa Quduuska ah ayaa kugu soo degi doona, xoogga Kan ugu Sareeya ayaad hoos tagi doontaa. Sidaa darteed kan quduuska ah ee dhalan doona waxaa loogu yeeri doonaa Wiilka Illaah.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Malaa'igtii waa u jawaabtay oo ku tidhi, Ruuxa Quduuska ah ayaa kugu soo degi doona, oo xooggii Kan ugu sarreeya ayaa hoosiis kuu noqon doona, sidaa darteed kan quduuska ah oo kaa dhalan doona waxaa loogu yeedhi doonaa Wiilka Ilaah.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 1:35

Følg os:

Annoncer

Annoncer