Online Bibel

- Annoncer -

Luukos 1:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Markii uu banaanka u soo baxay, ma la hadli karin iyaga. Markaas ayey ogaadeen inuu macbadka wax ku soo arkay, waayo gacmaha ayuu wax ugu tilmaamayay laakiin wax ma dhihi karin.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Markuu soo baxay ayuu la hadli kari waayay, markaasay garteen inuu macbudka wax ku arkay. Kolkaasuu gacanta ugu sii tilmaamayay iyaga, isagoo sii carrab la'.

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

22 Markuu soo baxay ayuu la hadli kari waayay, markaasay garteen inuu macbudka wax ku arkay. Kolkaasuu gacanta ugu sii tilmaamayay iyaga, isagoo sii carrab la'.

Se kapitlet Kopi

Luukos 1:22

Følg os:

Annoncer

Annoncer