Galatiya 1:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Sidii aan markii hore u dhahnay, qof walboo idiin wacdiya warka wanaagsan ee ka duwan midka aad aaminteen inkaarta Illaahey haku dhacdo. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH9 Sidii aannu markii hore nidhi, waxaan haatanna leeyahay, Haddii nin idinku wacdiyo injiil kale oo aan ahayn kii aad aqbasheen, ha inkaarnaado. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah9 Sidii aannu markii hore nidhi, waxaan haatanna leeyahay, Haddii nin idinku wacdiyo injiil kale oo aan ahayn kii aad aqbasheen, ha inkaarnaado. Se kapitlet |