Filemon 1:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Laakiin ma aanan dooneynin inaan sameeyo wax adiga aadan raali ka ahayn. Waxaan rabay in waxa wanaagsan aad sameysid ey qalbigaaga ka yimaadaan ee aan lagugu qasbin. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH14 Laakiinse ma aanan doonayn inaan sameeyo wax aadan ila ogayn, inaan wanaaggaagu noqon dirqi laakiinse uu noqdo ikhtiyaar. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah14 Laakiinse ma aanan doonayn inaan sameeyo wax aadan ila ogayn, inaan wanaaggaagu noqon dirqi laakiinse uu noqdo ikhtiyaar. Se kapitlet |