Falimaha 1:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Maalin isaga oo wax la cunaya xertiisi ayuu ku yiri, “Ha ka tagina Yeruusaalem, balse suga hadiyada uu Aabaha idin siinayo, taas oo aan idiin sheegay inuu ballan qaaday. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo intuu iyagii la shiray, ayuu wuxuu kula dardaarmay, oo ku yidhi, Yeruusaalem ha ka tegina, laakiinse suga ballankii Aabbaha oo aad iga maqasheen, Se kapitletKitaabka Quduuska Ah4 Oo intuu iyagii la shiray, ayuu wuxuu kula dardaarmay, oo ku yidhi, Yeruusaalem ha ka tegina, laakiinse suga ballankii Aabbaha oo aad iga maqasheen, Se kapitlet |