Efesos 6:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Waayo injiilka ayaan safiir u ahay anigoo silsilad ku xiran, inkastoo aan hadda xabsi ku jiro iigu duceeya inaan si geesinimo leh u sheego injiilka taas oo waajib igu ah. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH20 kaas oo aan u ahay mid ergo ah oo silsilad ku xidhan, inaan cabsila'aan ugu hadlo sida igu waajibka ah. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah20 kaas oo aan u ahay mid ergo ah oo silsilad ku xidhan, inaan cabsila'aan ugu hadlo sida igu waajibka ah. Se kapitlet |