Efesos 6:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Sidaa darteed xirta Illaahey hubkiisa dhameystiran, si marka maalinta sharta lihi timaado aad uga hor tagtaan markii uu dagaalka dhamaadana aad weli awood u lahaataan. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH13 Haddaba sidaas daraaddeed hubka Ilaah qaata si aad u awooddaan inaad maalinta sharka iyaga is-hor taagtaan, oo markaad saas oo dhan yeeshaan aad awooddaan inaad istaagtaan. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah13 Haddaba sidaas daraaddeed hubka Ilaah qaata si aad u awooddaan inaad maalinta sharka iyaga is-hor taagtaan, oo markaad saas oo dhan yeeshaan aad awooddaan inaad istaagtaan. Se kapitlet |