Efesos 4:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Laakiin isu dabacsanaada oo isu naxariista, kuwa kalana u cafiya sidii uu Illaahey Masiixa dartiis idiin kugu cafiyay. Se kapitletKITAABKA QUDUUSKA AH32 oo idinka midkiinba midka kale ha u roonaado, oo ha u qalbi jilicsanaado, idinkoo iscafiyaya sidii Ilaahba Masiixa idiinku cafiyey. Se kapitletKitaabka Quduuska Ah32 oo idinka midkiinba midka kale ha u roonaado, oo ha u qalbi jilicsanaado, idinkoo iscafiyaya sidii Ilaahba Masiixa idiinku cafiyey. Se kapitlet |