Online Bibel

- Annoncer -

Efesos 1:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Idinkuna sidoo kale waad kusoo biirteen markaad maqasheen fariinta runta, ee ah warka wanaagsan ee aad ku badbaadeysaan. Markaad aaminteen ayaa la idin ku sumadeeyay Ruuxa Quduuska ah ee horey loo ballan qaaday.

Se kapitlet Kopi

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Oo weliba idinku isagaad ku maqasheen ereyga runta ah, kaas oo ah injiilka badbaadadiinna, oo weliba idinku markii aad rumaysateen ayaa laydinku shaabadeeyey Ruuxa Quduuska ah oo uu ballanqaaday,

Se kapitlet Kopi

Kitaabka Quduuska Ah

Efesos 1:13

Følg os:

Annoncer

Annoncer