Markos 7:37 - KITAABKA QUDUUSKA AH37 Aad iyo aad bay ula yaabsanaayeen, oo waxay yidhaahdeen, Wax walba si wanaagsan ayuu u sameeyey. Kuwa dhegaha la' wax buu maqashiiyaa, kuwa carrabka la'na wax buu ka hadliyaa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Waẖay uguḋeygagen ghias laan, waẖay kuhadlayen: Waẖu subiyey kuli fia̱n, kuwa ḋegaha laa wa subiya ha maghlane, iyo kuwa a̱rablana ha hadlane. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub37 Dadka aad iyo aad ayey u yaabeen oo waxey yiraahdeen, “Wax walba si wanaagsan ayuu u sameeyaa, wuxuu bogsiiyay qof aan wax maqli karin oo xitaa hadalku dhibo.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Aad iyo aad bay ula yaabsanaayeen, oo waxay yidhaahdeen, Wax walba si wanaagsan ayuu u sameeyey. Kuwa dhegaha la' wax buu maqashiiyaa, kuwa carrabka la'na wax buu ka hadliyaa. Viz kapitola |