Markos 6:49 - KITAABKA QUDUUSKA AH49 Laakiin goortay arkeen isagoo badda ku dul socda, waxay moodeen inuu muuqasho yahay, markaasay qayliyeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)49 Ayakana kolkey arken inu kusoo̱da bada, waẖay umaleyen inu yahay e̱frid, way a̱baden, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub49 laakiin markey arkeen isaga oo biyaha ku kor socda waxey u maleeyeen reer aakhiraad, markaas ayey qayliyeen, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah49 Laakiin goortay arkeen isagoo badda ku dul socda, waxay moodeen inuu muuqasho yahay, markaasay qayliyeen. Viz kapitola |