Markos 10:4 - KITAABKA QUDUUSKA AH4 Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Ayakana waẖay ḋehen: Muse waẖu aghbaley in laḋigto khadki dalaghda, olafuro. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Waxey yiraahdeen, “Sharciga Muuse wuxuu fasaxayaa in ninku warqadda furitaanka u qoro xaaskiisa kadibna uu iska diro.” Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Waxay yidhaahdeen, Muuse waa fasaxay in warqaddii furniinta la dhigo oo la furo. Viz kapitola |