Markos 1:35 - KITAABKA QUDUUSKA AH35 Aroortii hore intaan weli waagii beryin ayuu kacay oo wuxuu tegey meel cidla ah, halkaasuuna ku soo tukanayay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Saladi tan iyo intusan wagaberin, intu kae̱y bubaẖey, waẖu ukae̱y melan dad lehen, wa ukusotukadey ẖagas. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 Aroornimadii weli inta uusan waagii si fiican u baryin ayuu Ciise intuu kacay ayuu tagay meel cidla ah si uu u soo duceysto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Aroortii hore intaan weli waagii beryin ayuu kacay oo wuxuu tegey meel cidla ah, halkaasuuna ku soo tukanayay. Viz kapitola |