Luukos 2:9 - KITAABKA QUDUUSKA AH9 Malaa'igtii Rabbiga ayaa ag istaagtay, oo ammaanta Rabbiga ayaa iftiimisay hareerahooda, aad bayna u baqeen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Malag xagga Rabbiga ka yimid ayaa iyaga u muuqday, markaas ayaa ammaanta Rabbigu agtooda ka iftay, aad ayeyna u cabsadeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Malaa'igtii Rabbiga ayaa ag istaagtay, oo ammaanta Rabbiga ayaa iftiimisay hareerahooda, aad bayna u baqeen. Viz kapitola |