Filemon 1:7 - KITAABKA QUDUUSKA AH7 Waayo, jacaylkaaga waxaan ku haystay farxad iyo dhiirranaan badan, maxaa yeelay, qalbiga quduusiinta adaa qabowjiyey, walaalkayow. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Jaceylkaagu wuxuu i siiyay dhiiranaan iyo farxad badan, walaalkeygiyow naxariistaadu waxey sababtay inaad dadka Illaahey u adeegtay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah7 Waayo, jacaylkaaga waxaan ku haystay farxad iyo dhiirranaan badan, maxaa yeelay, qalbiga quduusiinta adaa qabowjiyey, walaalkayow. Viz kapitola |