Yuudas 1:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Weliba kuwan riyooda sidaas oo kalay jidhkooda u nijaaseeyaan, sayidnimadana u nacaan, oo kuwa derejada leh u caayaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Weliba kuwan riyooda sidaas oo kalay jidhkooda u nijaaseeyaan, sayidnimadana u nacaan, oo kuwa derejada leh u caayaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Isla sidaas ayaa xoogga riyooyinkooda dadkan aan cibaadada lahayn jirkooda u nijaaseeyaan, wey diidaan maamul oo malaa’igta ayey caayaan. Viz kapitola |