Yuudas 1:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 Hadda, in kastoo aad hore u tiqiineen wax kasta, waxaan jeclahay inaan idin xusuusiyo sidii Rabbigu dad uga badbaadiyey dalka Masar, dabadeedna u baabbi'iyey kuwii aan rumaysan isaga; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 Hadda, in kastoo aad hore u tiqiineen wax kasta, waxaan jeclahay inaan idin xusuusiyo sidii Rabbigu dad uga badbaadiyey dalka Masar, dabadeedna u baabbi'iyey kuwii aan rumaysan isaga; Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Ha illoobina wixii ku dhacay dadkii Rabbigu kasoo badbaadiyay Masar. Qaarkood iimaan ma lahayn, oo markii dambe wuu baabi’iyay. Viz kapitola |