Yacquub 3:6 - Kitaabka Quduuska Ah6 Carrabkuna waa dab, waana dunida xaqdarrada. Carrabku wuxuu ku dhex jiraa xubnaheenna, waana kan wasakheeya jidhka oo dhan oo ololiya orodka abuurista, oo jahannamadu isagay ololisaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Carrabkuna waa dab, waana dunida xaqdarrada. Carrabku wuxuu ku dhex jiraa xubnaheenna, waana kan wasakheeya jidhka oo dhan oo ololiya orodka abuurista, oo jahannamadu isagay ololisaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub6 Carrabku waa sida dhimbil oo kale. Waa duni shar ah oo qaribta jirka oo dhan, oo qofka noloshiisa ku shida olol, oo naftiisa isku shida naarta. Viz kapitola |