Yacquub 2:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Haddaba haddaad oofisaan sharciga boqornimada siduu Qorniinku leeyahay, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada, si wanaagsan baad yeeshaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Haddaba haddaad oofisaan sharciga boqornimada siduu Qorniinku leeyahay, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada, si wanaagsan baad yeeshaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 Si wanaagsan ayaad yeeli doontaan, haddii aad adeecdaan sharciga ugu muhiimsan qorniinka. Waa sharciga na amraya, “Inaan dadka kale u jeclaano sida aan nafteena u jecel nahay.” Viz kapitola |