Yacquub 2:5 - Kitaabka Quduuska Ah5 I dhegaysta, walaalahayga aan jeclahayow. Miyaan Ilaah u dooran kuwa ah masaakiinta xagga dunida inay ahaadaan kuwa hodan ku ah rumaysadka oo dhaxla boqortooyaduu u ballanqaaday kuwa isaga jecel? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH5 I dhegaysta, walaalahayga aan jeclahayow. Miyaan Ilaah u dooran kuwa ah masaakiinta xagga dunida inay ahaadaan kuwa hodan ku ah rumaysadka oo dhaxla boqortooyaduu u ballanqaaday kuwa isaga jecel? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub5 Walaalaheyga qaaliga ahow u fiirsada. Dadka masaakiinta ah ee dunidan ku nool Illaah ayaa doortay iimaan badan ayuuna siiyay. Wuxuu kaloo u ballan qaaday inuu siiyo qeyb ka mid ah boqortooyadiisa mid kastoo isaga jecel. Viz kapitola |