Rooma 9:29 - Kitaabka Quduuska Ah29 oo sidii Isayos hore u yidhi, Haddaan Rabbigii Saba'ood farcan inoo reebin, Sidii Sodom baan noqon lahayn, oo sidii Gomora baa laynaga dhigi lahaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 oo sidii Isayos hore u yidhi, Haddaan Rabbigii Saba'ood farcan inoo reebin, Sidii Sodom baan noqon lahayn, oo sidii Gomora baa laynaga dhigi lahaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 Sidoo kale Isayos wuxuu horey u yiri, “Haddii uusan Rabbiga Weyn badbaadin lahayn qeyb umadeena ka mid ah, waxaan noqon lahayn sidii Sodom, waxaan kaloo noqon lahayn sidii Gomora.” Viz kapitola |