Rooma 9:16 - Kitaabka Quduuska Ah16 Sidaas daraaddeed xagga kan doonaya ma aha, xagga kan ordana ma aha, laakiinse waa xagga Ilaaha naxariista leh. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Sidaas daraaddeed xagga kan doonaya ma aha, xagga kan ordana ma aha, laakiinse waa xagga Ilaaha naxariista leh. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Haddaba wax walba waxey ku xiran yihiin Illaahey naxariistiisa, mana ku xirna waxey dadku rabaan ama sameeyaan. Viz kapitola |