Rooma 3:20 - Kitaabka Quduuska Ah20 Maxaa yeelay, shuqullada sharciga ninna xaq ku noqon maayo Ilaah hortiis, waayo, sharciga ayaa lagu gartaa dembiga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Maxaa yeelay, shuqullada sharciga ninna xaq ku noqon maayo Ilaah hortiis, waayo, sharciga ayaa lagu gartaa dembiga. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Waayo qofna xaq kuma noqon karo sameynta wuxuu sharcigu amrayo. Sharcigu wuxuu na tusaa sida aan dembiile u nahay. Viz kapitola |