Rooma 16:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Kuwa caynkaas ahu Rabbigeenna Masiix uma adeegaan, laakiinse waxay u adeegaan calooshooda; hadalkooda macaan oo wanaagsan bay ku khiyaaneeyaan qalbiyada jaahiliinta. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Kuwa caynkaas ahu Rabbigeenna Masiix uma adeegaan, laakiinse waxay u adeegaan calooshooda; hadalkooda macaan oo wanaagsan bay ku khiyaaneeyaan qalbiyada jaahiliinta. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 Waayo iyagoo kale Sayidkeena Ciise Masiix uma adeegaan, laakiin waxey u adeegaan danahooda. Hadalkooda macaan iyo sasabasho ayey ku khiyaanaan maskaxda dadka nacasyada ah. Viz kapitola |