Rooma 15:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 iyo in quruumuhu Ilaah u ammaanaan naxariistiisa, sida qoran, Sidaas daraaddeed waxaan kugu ammaani doonaa quruumaha dhexdooda, Oo magacaaga waan u gabyi doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 iyo in quruumuhu Ilaah u ammaanaan naxariistiisa, sida qoran, Sidaas daraaddeed waxaan kugu ammaani doonaa quruumaha dhexdooda, Oo magacaaga waan u gabyi doonaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 iyo si kuwa aan Yuhuudda ahayn Illaah naxariistiisa ugu ammaanaan. Sida kitaabka ku qoran, “Waxaan kugu dhex ammaani doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn, magacaagana waan u gabyi doonaa.” Viz kapitola |